
Madaxweyne Maxamed Cabdikaariye Qoor-qoor ayaa ka hadlay qarax xoog badan oo Maanta oo Jimcaha ay Alshabaab kusoo weerareen goob ay ku sugnaayaan asaga iyo Xildhibaano kale.
Madaxweyne Qoor-qoor ayaa sheegay inaan Waxba ku gaarin Weerarkii Fulaynimada ahaa ee saaka waxaana ballan qaadayaa in Khawaarij laga waayo Gal-mudug”.
Leave a Reply