Ciidamada ammaanka ayaa deegaanka Daaru-salaam ee gobolka Banaadir ku qabtay Gaari nuuciisu yahay Leylo calaawi {Landcruiser} kaas oo lagu soo raray waxyaabaha Qarxa, isla markaana cadowgu la doonayay inuu ku halaago Shacabka Caasimadda Muqdisho.

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes
Leave a Reply