Dowlada Soomaaliya ayaa Maalmo ka hor Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu soo bamdhigayo kaarka Aqoonsiga.
Kaarkaan aqoonsiga Soomaaliga ayaa laga lee yahay labo Ujeedo oo kala ah.
1:-Madaxda Dowlada Soomaaliya ayaa waxay rabaan inay lacag ka sameeyaan kaarka aqoonsiga iyagoo bankiga aduumka lacag uga qaatay sameyntiisa.
dhanka kale madaxda Dowlada Soomaaliya ayaa doonaya qofkasta oo qaata kaarka aqoonsiga inuu bixiyo lacag.
2:- ujeedka kale ee kaarkaan laga lee yahay ayaa ah in Soomaalida ku nool kenya iyo Itoobiya laga reebo Soomali wayn waxaana qorshahaan qayb ka qaadanaya ururka ganacsiga geeska Africa oo ay Dowlada Soomaaliya rabto inay kamid noqoto.
Leave a Reply