
Guddiga joogtada ah ee aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaali oo hawlo shaqo u jooga dalka Kenya ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tegay xarumaha labada aqal ee Baarlamaanka Kenya.
Guddiga joogtada oo uu hoggaaminayo Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee aqalka sare mudane Cali Shacbaan Ibraahim ayaa u kuurgalay inta ay ku jireen booqashadooda hawlaha shaqo ee aqalka sare ee Kenya iyo xarumaha ay ku shaqo galaan labada aqal.






Leave a Reply