Dowlada Soomaaliya ayaa dooneysa dib u dhac ku yimaada ka bixitaanka ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya.
Soomaaliya waxay ka codsaday QM in ay dib u dhigaan muddo saddex bilood ah wejiga xiga ee bixitaanka ciidamada Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS)
3,000 oo askari oo ka mid ah 17,000 oo askari ayaa lagu wadaa inay Soomaaliya ka baxaan dhamaadka bishan wejiga labaad ee bixitaanka.
Balse dowladda Soomaaliya oo hadda dagaal kula jirta Al-Shabaab ayaa sheegtay in dib u dhac weyn ay wajaheyso kana cabsi qabto in Shabaab dalka qabsadaan.
Leave a Reply