Madaxwayne Xasan oo Ka Hadlay Doorashada Somaliland, Amniga iyo Kaarka Aqoonsuga

xasansheekh

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay kulan wadatashi ah oo looga arrinsaday dardar galinta dagaalka Khawaarijta la qaatay guddoonka iyo Xildhibaanada BFS, ayaa ka hadlay Doorashada Somaliland oo dib udhac ku yimid iyo Qaadashada Kaarka aqoonsiga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.