Daawo:Gudoomiyihii Hiiraan Ayaa ka hadlay Qasaarihii Waynaa ee ka Dhacay Baladwayn

Qaraxsoobe

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdullaahi Axmed Maalin Sufuroow ayaa ka hadlay qaraxii waynaa ee ka dhacay maanta Magaalada baladwayn ee gobolka Hiiraan.

Gudoomiye Sufuroow ayaa sheegay khasaaraha ka dhacay Baladwayn ma ahan mid la koobi karo, Xaafadii Buunda koowaad iyo Horseed wax ku haray oo dad ama deegaan ahna majiraan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.