Ra’iisul wasaare Xigeenka oo furay Shir ay soo Qaban Qaabisay Heritage oo looga hadlayo Waxbarashadda

wasiir

Ku simaha Ra’iisul Wasaaraha Ahna Ra’iisul wasaare ku-xigeenka XFS Saalax Axmed jaamac ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka furay Shirweynaha Dib-u-qaabeynta Waxbarashada dalka oo ay wadajir u soo agaaasimeen Machadka Heritage iyo Jaamacadda City.

Shirweynaha oo socon doona muddo saddex maalmood ah waxaa ka soo qeyb galay Aqoonyahano isaga kala yimid dalka iyo dibadda waxaana xoogga lagu saarayaa hormarinta waxbarashada dalka oo muhiimad weyn uleh dowladda Jamhuuriyadda Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Dr Xasan Sheekh Maxamuud.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.