Taliyaha Xoogga dalka ayaa Dalacsiiyey saddex Urur min hal darajo oo ah midda uu wato tan ku xigta

gorgor

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Ibaraahim Sheekh Muxuyadiin ayaa sheegay Kumaandooska Gor Gor guutada 18 aad inay Kaalin Muuqato ay ka qaateen Howlgalka dalka looga saarayo Khawaarijta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.