Barre Adan Shire (Hiiraale) oo ka mid ah siyaasiyiinta ka soo jeeda gobolka Gedo oo muddooyinkii ugu dambeeyayna ku sugnaa gobolkaas ayaa sheegay inay hanjabaad uga timid ciidamo uu sheegay inay Itoobiyaan yihiin.
Barre Hiiraale ayaa sheegay in ciidankan ay ku amreen inuu ka baxo gobolka, dhanka kale Barre hiiraale ayaa sheegay Mudo xileedkii Axmed madoobe inuu Dhamaaday.
Leave a Reply