
Kulan ay Caabudwaaq ku yeesheen Odayaasha dhaqanka Beellaha Sade ayaa Waxaa shir Gudoominaayay ugaaska beelaha Sade Ugaas Maxamed Ugaas Axmed Waxaana lugu Lafa Gurey Xiisada ka jirto deegaan u dhaxeeya Caabudwaaq iyo Cadaado.
Markuu kulanku soo Dhamaaday Xubno ka mid ah Gollaha guurtiga Sade ayaa ugu baaqay Galmudug iyo beesha reer xaaji Saleebaanba in culayska ciidan laga kor-qaado dadka deegaanka labagalle.
Leave a Reply