
Bulshada Caabudwaaq ayaa deeq dhaqaale oo gaaraysa $ 62,000 ugu deeqay Maamulka SSC
Gudoomiyaha Gudiga dhaqaale uruurinta SSC Marwo Aamina Yuusuf Guhaad oo kamid ah haweenka laf dhabarka u ah halganka xoraynta Deegaanadda SSC ayaa lacag ay wakiil […]