
khasaaro ayaa ka dhashay tiro hoobiyeyaal ah oo saaka kusoo dhacay xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho, kuwaas oo dhaliyay khasaare leh dhimasho iyo dhaawac.
Haweeney xaamilo ah iyo 4 caruur oo ay dhashay ayaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday Hoobiyaal saaka ku dhacay gurigooda oo ku yaala Wadajir.
Leave a Reply