Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed ayaa Tababar usoo Xiray Dufcadii 8-aad Ciidanka Booliska Gaarka ah Dowladda Koonfur Galbeed oo Mudo Tababar ku qaadanayey Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.
Ciidamadaan kamid noqonaya Daraawiijta Koonfurgalbeed ayaa tiradooda lagu sheegay inay Gaarayaan 3000 oo Askari
Leave a Reply