Daawo:Madaxweynaha SSC oo Si diiran Muqdisho loogu soo dhaweeyey

firdhiye

Madaxweynaha SSC Cabdulqadir Firdhiye iyo wefti uu hogaaminaayo ayaa Waxaa Magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyey Wasiirka arimaha Gudaha Soomaaliya Fiqi, Xildhibaano ka tirsan labada aqal iyo Masuuliyiin ka socda Golaha Wasiirada Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.