
Wasiirka wasaarada Arimaha Gudaha Soomaaliy Axmed Macalin Fiqi” oo kamid ahaa masuuliyiintii sida diiran ugu soo dhaweysay Magaalada Muqdisho Hogaanka Maamulka SSC Cabdulqaadir Firdhiye ayaa ka hadlay Taageerada uu u hayo Shacabka iyo Maamula SSC sidii ay iskaga xoreeyeen Maamulka Muuse Biixi.
Leave a Reply