
Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka hadlay dagaalka u dhexeeya ciidamada Israel iyo dadka reer Falastiin ee ka socda aagga magaalada Gaza.
Gudoomiye Madaale oo Cambaareeyey weerarka Isra’il ayaa dadka Soomaaliyeed ugu baaqay inay garab istaag u muujiyaan reer Falastiin, isla-markaana u duceeyaan.
Leave a Reply