Daawo:Deni oo Eedayn Ujeediyey Dowlada Somaaliya

xasansheekh

Madaxweyne Deni ayaa nasiib daro iku tilmaamay in Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya aysan boggaadin Doorashoooyinkii hal qof iyo hal cod ee ka dhacay Puntland, taas bedelkeed inay ka shaqeynaysay in Puntland burburto.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.