Daawo:Xasan Sheekh oo hal arrin ku amaanay siyaasiyiinta Soomaaliyeed, halna ka codsaday

xasansheekh

Maxaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlaayey qaraxii Soobe ayaa si gaar ah ula hadlay siyaasiyiinta Soomaaliyeed, isagoo qaar u mahadceliyey, qaarna ka codsaday inay dagaalka ku garab istaagaan dowladda uu hoggaamiyo..

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.