Dhageyso:Gaas oo Ka digay hadii laqaban waayo doorashada Puntland

Madaxwaynihii Hore ee Puntland Cabdiwali Gaas ayaa ka hadlay qalalaasaha Siyaasadeed ee Ka Jira Puntland.

Gaas ayaa sheegay shiddo iyo Shaqaaqe ka dhalata puntland waxaa looga badbaadi karaa in Doorasho ay dhacdo waqtigeeda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.