Daawo:Dowlada Soomaaliya oo Aqoonsatay Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee SSC

firdhiye

Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku dhowaaqday inay si rasmi ah u aqoontay Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee SSC oo Xaruntiisa tahay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Wasiirka arrimaha Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa ku dhowaaqay go’aanka kasoo baxay dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo ahaa sidaan “Xukuumadda federalka Soomaaliya waxey mar labaad taagereysaa go’aanadii isimada dhaqanka ay shirweynahoodii Laascaanood ka soo saareen 6dii bishii Labaad, ayadoona soo dhaweyneysa islama markaana la shaqeyneysa maamulka kumeel gaarka oo ay dadka degaankaasi ay dhisteen”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.