Daawo:Banaanbax Lagu Taageerayo Shacabka Falistiin ayaa Lagu qabtay Muqdisho

muqdisho

Banaanbax ballaaran oo lagu taageerayo walaalaha Reer Falastiin loogana soo horjeedo Duqeymaha diyaaradaha Isreal ka wadaan magaalada Gaza ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.