Daawo:Gudoomiyihii hore ee Jaamacadda Umadda “Sanka ayaan taagi doonaa Hoos ma fiirin doono”

mahadallah

Gudoomiyihii hore ee Jaamacadda Umadda SoomaaliyaXasan Cumar Mahadalle oo dhawaan Xilka laga qaaday kadib markii uu shaaciyey Boob lagu hayo Dhulka Jaamacada ummada iyo dad aan aqoon lahayn oo Jamaacada lagu keenay hab Qabiil ayaa sheegay inuu xilka Wareejiyey isagoo aan hoos eegayn balse sanka kor u taagaya Sida Soomaalida.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.