Daawo:Roob Xoogan oo ka da’ay Degmada Luuq ee Gobalka Gedo oo Qasaaro Gaystay

luuq

Roob Xoogan oo saacado socday ayaa ka da’ay Degmada Luuq ee Gobalka Gedo, kuwaas oo Gaytsay qasaaro iyo barakicin soo gaaray Bulshada Luuq iyo barakacayaal halkaas ku sugan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.