Dowlada oo Baaq U dirtay Beelo Abgaal ah oo Ku dagaalamaya Deegaano Hoostaga Cadale

Astaan

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS ayaa baaq nabadeed ka soo saartay colaadaha kaasoo cusboonaaday deegaannada hoostaga degmada Cadale ee gobolka Shabeellada dhexe.

Wara qoraal ah oo ay soo saartay wasaaradda Arrimaha gudaha ayaa lagu sheegay in la joojiyo colaada lana’ilaa liyo dhaqan galinta heshiiskii laba dhican ay horay u wada gareen,lagana fogaad waxwalbo oo keeni karo in ay isku dhacaan dadkaa walaalaha ah ee wada daga gobolka.

Halkaan ka aqriso Qoraalka oo dhameeystiran:-

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.