Daawo:Askari ka tirsan Xoogga Dalka oo Bom-gacmeed ku weeraray Hooyo Maqaayad Lay ah

ciidan

Askari ka tirsan Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Bom-gacmeed ku weeraray Hooyo Maqaayad ku leh isgoyska Tarabuunka ee Magaalada Muqdisho.

Bom gacmeedkii uu askari ku tuuray maqaaxida ayaa waxaa ka dhashay qasaaro waxaana dhaawac soo gaaray Caruur yaryar ah iyo dad kaloo shacab.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.