Qoorqoor oo Shirweynaha 5-aad ee Caafimaadka Soomaaliya ka Furay Dhuusamareeb

qoorqoor

Shirweynaha 5-aad ee wasaaradda caafimaadka dowladda federaalka Soomaaliya iyo wasaaradaha caafimaadka ee dowlad goboleedyada dalka ayaa maanta ka furmay magaalada Dhuusamareeb, waxaana furay Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye.

Wasiirro iyo Agaasimayaal ka kala socda wasaaradaha caafimaadka dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada dalka ayaa Dhuusamareeb u yimid ka qeyb galka shirkaan oo socon doona muddo labo maalmood ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.