Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Dowladda Federaalka Itoobiya ufadhiya Soomaaliya Mudane Mukhtar Mohamed Waare
Madaxweynaha iyo Safiirka ayaa ka wada hadlay Xoojinta Wadashaqaynta labadda Dowladood, Iskaashiga Amniga iyo sidii Dowladda Itoobiya ay uga qeyb qaadan lahayd Wajiga 2-aad ee Dagaalka.
Leave a Reply