Dhageyso:Xildhibaan Marwo Bashiir oo Ka Hadashay Ficilkii Xumaa ee Aden Madoobe

Aadanmadoobe

Waa ayaan-darro wayn iyo wax laga xumaado in Xildhibaan Marwa Abdibashiir Xaaji oo u tartamaysa hoggaanka sare ee Baarlamaanka Adduunka uu Gudoomiye Aadan Madoobe uga hiiliyo gabar kale oo Tanzaaniyaan ah hankeediina lagu wiiqo.

Hoos ka dhageyso Xildhibaanada oo ka hadashay Ficilkii xumaa ee Gudoomiye aadan Madoobe ku kacay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.