Cali Jeyte Ma Loo Waayey Waxaan ka ahayn Ergayga Macawislayda?

cali jeyte

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Mudane Cali Jeyte Cismaan u magacaabey Inuu noqdo U Qeybsanaha Xafiiska Madaxweyne ee Arrimaha Ciidanka Difaaca Dadweynaha (Macawisleyda) ee Soomaaliya.

Mudane Ali Jeyte Cismaan ayaa horey u soo noqday Guddoomiyaha gobolka Hiiraan iyo sida kale Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya, isagoo door weyn ku leh dagaalka Khawaarijta dalka looga xoreynayo.

Xilka loo Magacaabay Guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan ayaa u eg Mid lagu Samir siinayo Mudane Cali Jeyte balse lama oga inuu taas ku qancaayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.