Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalay munaasabadda uu xilka Kula wareegay Taliyaha cusub ee Ciidanka Daraawiishta S/Guuto Aadan Cabdi Xaashi oo ka dhacday xarunta Taliska Ciidanka Darawiishta ee xerada 54-aad.
Madaxwayne Deni oo ka hadlaayey arimha Doorashada iyo Odayaal dhaqameed ku hawlan arimaha Doorashad ayaa sidaan sheegay “Ninkii maanta diida in sharciga la isku xukumo yuu berri ku xukumayaa? Haddii shalay 66kii Xildhibaan idoorteen sharcigaa sidaasi dhigaayay., Maantana sharcigaa dhigaaya in Qof & Cod lagu tartamo”
Leave a Reply