Daawo:Wasiir Khadiijo oo Tiro koob ku samaynaysa Caruurta aan Aabaha Lahayn

khadiijo

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XJFS Mudan Khadiija Maxamed Diiriye ayaa sheegtay inay ka shaqeynayso sidii loo tiro koobi lahaa caruurta aan aabaha lahayn kuwaas oo ku kala firirsan dalka oo dhan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.