Roobab ka Da’ay Garbahaaray oo gaystay Khasaaro Dhimasho iyo Burbur hantiyadeed

roob

Roob Xoog badan oo ka da’ay Magaalada Garbahaarey ee gobolka Gedo ayaa waxay gaysteen Khasaaro isugu jira dhimasho iyo burbur hantiyadeed.

Inta la xaqiijiyey Labo ruux ayaa ku geeriyootay Roob ka da’ay degmada Garbahaarey kadib markii uu ku dumay guri ay ku jireen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.