Cadaado Aas loogu Sameeyey Labo Ganacsade oo Dil aanu qabiil ah loogu gaystay Dhuusamareeb

cadaado

Magaalada Cadaado ayaa lagu aasay Allaha unaxariistee Shiiq Xasan Diirshe Cade iyo Saciid Tahliil Maxamed oo xalay aano qabiil loogu dilay Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.