Wasiirka Arrimaha gudaha XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi oo Shir jaraa’id kaga hadlay xaalada ayaa sheegay dalka inuu dib ugu noqday 91kii kadib markii dagaal beeleedyo dhibaato wayn gaystay ay ka dhaceen gobollada Shabeellada dhexe, Hiiraan, Galgaduud iyo Mudug.
Leave a Reply