Kulan Looga Hadlaayey dagaal beeleedyada ayaa ka dhacay Matabaan

Matabaan

Dhallinyarada Degmada Mataban ee gobolka Hiiraan ayaa ka hadlay dil habeen ka hor magaaladaas loogu geystay mid ka mid ah dhallinyarada degmada iyo dagaal beeleedyo halkaas ka socda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.