
Guddiga tartanka adeegga xajka ayaa soo saarey Shuruudaha tartanka Adeega Xajka ee 1445/2024.
Qoraal kasoo baxay guddiga ayaa lagu faray shirkadaha duulimadyada ee raba in ka shaqeyaan arrimaha xajka in soo buuxiyaan shuruudahaan,waxaana kamid ah:-
1) soo gudbinta Codsiga ka qeybgalka Tartanka adeega Xajka 1445/2024.
2) in milkiilayaasha shirkadda ay yihiin muwaadiniin soomaaliyed,soona gudbiyaan Basaboor soomali oo aan dhacsaneyn.
3) soo gudbinta warbixin kooban ee Shirkadda ay ku cadyihiin ciwaanada shirkada kuna qoran af soomaali.



Share this Article
Leave a Reply