Madaxwayne Xasan oo Garabka Qaliin looga Sameeyey ayaa u dhoofay Sacuudiga

xasansheekh

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow ka ambabaxay magaalada Abu Dhabi ee dalka Isutagga Imaaraatka Carabta, isagoo ku sii jeeda caasimadda Boqortooyada Sacuudiga ee Riyadh, halkaas oo uu kaga qeybgeli doono shir madaxeedka Jaamacadda Carabta iyo Midowga Afrika.

Madaxweynaha ayaa maalmahan booqasho shaqo ku joogay magaalada Abu Dhabi, halkaasi oo uu ku galey qaliin yar oo dhanka garabka looga sameeyay, isla markaana uu sii wanaaagsan uga bogsadey qaliinkaasi yar ee caafimaad ee uu marey.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.