Wararka Maanta Laga Heelaayey Degmada Baardheere ayaa sheegayey in Doomihii Dowlada Gaysay Baardheere iyo kuwa ay ku deeqeen Jaaliyadaha Dibada dadka laga Kireeyey si ay biyaha uga Gudbaan.
Gudoomiyaha Hay’adaha masiibooyinka Qaran Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa sheegay inaan la aqbali karin in Doomihii aan Shacabka Baardheere u dirnay laga kireeyo, waxuuna Maamulka Baardheere ka Codsaday war degdega oo arintaas ku saabsan.
Leave a Reply