Agaasimihii Hore e Villa Soomaaliya Ayaa Qalad Ku tilmaamay Maxkamada Koofi looga yeeray

Agaasimihii Hore e Villa Soomaaliya Cabdi Nuur Maxamed Axmed. oo ka qayb galay Xafladlagu soo bandhigaayey Buug uu qoray agaasimihii Hore ee Hay’adda Socdaalka Maxamed Aadan Koofi ayaa sheegay inay qalad tahay Wiil yar oo Wariye ahaa oo Idaacad dadka ku baadi jiray inuu maanta la yiraahdo koofi soo xir.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.