
Dab ayaa ka kacay qeybo kamid ah suuqa Xamarweyne ee gobolka Banaadir kaas oo gaystay qasaaro hantiyadeed oo badan.
Shacabkii hantidoodii ay ku basbeeshay dabkii ka kacay Suuqa Xamar-weyne ayaa iyagoo quus ay ka muuqato hor fadhiya goobohoodi shaley u camirnaa balse maanta aysan waxba oolin.
Leave a Reply