Daawo:Askari Dil Ka Gaystay Guriceel oo Saaka Dil Lagu Fuliyey

Guriceel

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay Cabdisalaan Cali Axmed oo dilay Cabdulaahi Cali Huday.

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa Cabdisalaan Cali Axmed waxaa ay todobaadkii tagay ku riday xukun dil ah oo ah qisaasta Marxuumka uu dilay ka dib markii ay gacanta ku soo dhigeen Ciidanka Sirdoonka Qaranka ee Nisa iyo kuwa Booliska Magaalada Guriceel oo Maalmo boodi goobayay.

Fagaaraha lagu toogtay Cabdisalaan waxaa goobjoog ahaa saraakiil ka tirsan Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida, maamulka degmada, ehellada iyo dadweyne kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.