Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka XFS Khadiija Maxamed Diiriye oo ka hadlaysay Munaasabada Maalinta Caruurta Aduunka ayaa sheegtay sanadkan inta uusan dhamaan waxaa la hergelin doonaa dhamaan hinside sharciyeedyada caruurta oo ka soo gudbay Xukuumadda.
Leave a Reply