Daawo:Kulan Aan Caadi ahayn oo Dhexmaray Laftagareen iyo Xildhibaanada labada aqal

laftagareen

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan la qaatay Xildhibaanada Labadda Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya gaar ahaan kuwa deegaan Doorashadoodu ay tahay Koonfur Galbeed.

Kulankaan oo ka dhacay Magaalada Baydhabo ayaa ujeedkiisu ahaa in xildhibaanada labada aqal ay kaalin tooda ka qaataan Wajiga 2-aad ee Dagaalka ka dhanka ah khawaarijta iyo Waxkaqabashada Saamaynta Fatahaadaha oo dhibaato adag ku haysa bulshada koofurgalbeed

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.