
Guddiga Tartansiinta Shirkadaha adeega xajka ayaa soo saarey liiska magacyada shirkadaha ku guuleystey fulinta adeega xajka sanadka 1445/2024.
Guddoomiyaha guddiga ahna agaasimaha guud ee wasaaradda Awqaafta Maxamed xaaji Ibraahim ayaa akhriyay natiijada shirkada Guulaystay oo Gaaraya 72 Shirkadood
Leave a Reply