Gudoomiyihii Gobolka Banaadir oo gabar Ku xiran Guriceel Lacag Ugu Deeqay

jimcaale

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa xaawo Cabdullaahi oo ku xiran Xabsi ku yaala guriceel kadib markii lagu yeeshay lacag dayn ayaa ugu deeqay 20kun oo dollar isagoona ku wareejiyay qoyskeeda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.