Daawo:Xildhibaan Kulane oo Weerar Afka Ku Qaaday Madaxwaynaha iyo Ra’iisalwasaaraha

KulaneJiis

Xildhibaan Cabdullaahi Aadan Kulane (Kulane Jiis) oo kamid ah xubnaha Golaha Shacabka Soomaaliya, ayaa weerar afka ah ku qaaday madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre.

Xildhibaane Kulane ayaa ku eedeeyay dowladda federaalka ee ay hoggaamiyaan Xasan Sheekh iyo Xamza inay ka gaabisay xaaladaha adag ee fatahaadaha iyo daadadka ku dhuftay dalka.

Xildhibaan Cabdulaahi Aadan Kulane ayaa waxaa kaluu sheegay “In shacabkeenii oo Daadad ay ku habsadeen oo caawimaaad ubaahan in madaxweynihii uu ku Mashquulo mudo kororsi iyo dastuur wax laga badalo Maanta ma aha maalin siyaasadeed waa maalintii dadka la caawin lahaa”

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.