Kulankii Xildhibanada Labada Aqal oo Fashil ku dhamaaday

barlamaan

Kulan Maanta ay Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay ku yeelan lahaayeen Xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ayaa buuq iyo sawaxan kusoo dhammaaday.

Ajedaha kulanka Maantra ee Xildhibaanada ayaa waxaa uu ahaa xisaab xirka Miisaaniyadda dowladda Federaalka ee sanadkaan sii dhammaanaya ee 2023 iyo Akhrinta koowaad ee miisaaniyada sanadkan soo socda ee 2024.

Buuq iyo fowdo xoog leh kadib ayuu Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo shir guddoomin lahaa fadhiga soo xiray kulankii, waxaana lagu kala tegay fadhigii, iyadoo aan kulankii la furin wax shaqo ahna bilaabin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.