Ugaas Maxamed Ayaa ka Mahadceliyey Sida loogu soo dhaweeyey Boosaaso

ugaasmaxamed

Ugaaska Guud ee Beesha Mareexaan Ugaas Maxamed Ugaas Axmed ayaa maanta siweyn loo soo dhaweyay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.

Soo dhaweynta ugaaska waxaa ka qayb qaatay Isimada Gobolka Bari, maamulka iyo Bulshada Boosaaso.

Ugaas Maxamed Ugaas Axmed ayaa Isimada iyo bulshada Gobolka Bari uga Mahad Celiyey Sida wanaagsan ee lasoo dhaweeyey isaga iyo Waftigiisa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.