Daawo:Ugaas Maxamed ayaa Booqday Dekada iyo Garoonka Diyaradaha Boosaaso

Ugaas

Ugaas Maxamed Ugaas Axmed Ugaas Faarax iyo Wefti uu hogaaminaayo ayaa Booqday Dekeda Magaalada Boosaaso oo ah isha dhaqaalaha Puntland iyo garoonka Diyaaradaha

waxaana ku soo dhaweeyey wasiirka Wasaarada Dekedaha iyo Gadiidka Bada Dowlada Puntland Axmed Yaasiin Saalax.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.